Qarax dhimasho & dhaawac sababay oo saaka ka dhacay duleedka Kismaayo

Qarax loo adeegsaday miino wadada lagu aasay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Wararka la helayo ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu qabsaday mid ka mid ah laba Gaari oo nooca dagaalka ah oo ka baxay dhinaca Magaalada kismaayo kuna wajahnaa degaanka … Continue reading Qarax dhimasho & dhaawac sababay oo saaka ka dhacay duleedka Kismaayo